Aroosad halis gashay oo go’aansatay in xaflada arooskeeda uu sii socdo (Daawo Sawirro)

Gabar u dhalatay dalka Brazil ayaa ka  bad baaday dhimasho xili ay socotay xaflada arooskeeda, waxaana goobta xaflada ka socotay mar qura laga dareemay xaalad kahwareer leh. Diyaarad nuuca Qumaatiga u kaca oo goobta xaflada keeneysay gabadha aroosada ayaa shil gashay kadibna dab qabsaday xili ay kusoo dageesay barxad ay ka socotay xaflada arooska. Gabadha … Continue reading Aroosad halis gashay oo go’aansatay in xaflada arooskeeda uu sii socdo (Daawo Sawirro)